Isku soo baxyo ballaaran oo looga soo horjeedo faragelinta Yahuudda ee waqooyi galbeed Soomaaliya, ayaa waxay ka dhaceen wilaayaadka islaamiga ah ee dhaca koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, halkaas oo ay isku soo baxeen kumannaan dadweyne ah.
Sawirrada aan hoos idin soo dhignay waxaad ku daawan kartaan isku soo baxyada looga soo horjeedo faragelinta Yahuudda ee waqooyi galbeed Soomaaliya oo ka kala dhacay magaalooyinka Jammaame, Kamsuuma ee wilaayada Jubbada hoose, Tiyeeglow wilaayasda islaamiga Bakool, Ceelbuur wilaayada islaamiga Galgaduud iyo Ilbeeto oo ah deegaan ka tirsan wilaayada Gedo.
Halkan Ka Daawo Dibadbaxa Jammaame.
Halkan Ka Daawo Dibadbaxa Kamsuuma.
Halkan Ka Daawo Dibadbaxa Tiyeeglow.
Halkan Ka Daawo Dibadbaxa Ceelbuur.
Halkan Ka Daawo Dibadbaxa Ilbeeto.









































































































