Mu’assasada Al-kataa’ib, garabka warbaahineed ee mujaahidiinta ayaa baahisay sawirro lagu soo bandhigayo howlgal amni xaqiijin ah oo maanta ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ka sameeyeen jidka u dhaxeeya magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye.
Sawirradu waxay muujinayaan mujaahidiin sugaya amniga jidka dheer ee isku xira Afgooye iyo Muqdisho iyo shacab ku faraxsan howlgalka amni xaqiiijinta ah ee maanta laga sameeyay duleedka magaalada caasimadda ah.
Waxay ciidamada mujaahidiintu maanta isku fidiyeen oo la wareegeen deegaanada u dhaxeeya caasimada Muqdisho iyo degmada Afgooye, waxayna halkaas Allaah fadligiis halkaas ka sameeyeen howlgal amni xaqiijin ah.
Hoos ka daawo sawirrada.