Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sawirro: Inka Badan 50 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Mali, Burkina-Faso & Benin.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 50 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Mali, Burkina-Faso & Benin.

May 26, 2025

Maalmihii lasoo dhaafay ciidamada mujaahidiinta ee jamaacada Nusratul Islam waxay cagta mariyeen illaa 3 saldhig oo ay ku sugnaayeen ciidamada Riddada ee dalalka Mali, Burkiina-Faaso iyo Beniin, kuwaas oo sababay dhimashada inka badan 50 askari, waxaana lagu burburiyay saldhigyo ciidan, iyadoo sidoo kale lala wareegay hub tiro badan iyo gaadiid dagaal.

Weerarkii ugu cuslaa ayaa ka dhacay deegaanka Juuraa oo hoos taga gobolka Muubatii ee bartamaha Maali, waxayna ciidamada mujaahidiinta ee Jamaacada Nusratul-Islam Wal-Muslimiin qaadeen weerar ballaaran oo lala beegsaday saldhigyo ciidan oo isku raran ahaa, kuwaas oo ay ku sugnaayeen boqolaal ciidamo ah.

Inta la xaqiijiyay, ugu yaraan 40 askari ayaa lagu dilay weerarkan, waxaana guud ahaan saldhigyadii ciidamada Maali ee la weeraray ciidamada mujaahidiinta, kadib markii askartii ku sugnaa ay noqdeen wax la laayay iyo kuwo firxaday, siwirro ay baahisay mu’assasada Az-Zallaaqa ayaa muujinayay raadadka uu reebay weerarka, waxaana laga dheehan karaa jabka ciidamada Maali ku gaaray goobta uu dagaalku ka dhacay, kuwaas oo raxan raxan u daadsan gudaha iyo hareeraha saldhigga.

Ciidamada mujaahidiinta ayaa gacanta ku dhigay inta badan hubkii yiillay xerada la weeraray waxaana kamid ahaa 6 gaari oo nooca dagaalka ah, 5 qori oo Dhishiikayaal ah, 13 qori oo dabajeexyo ah, 4 qori oo RPG ah iyo 57 qori oo AK-47 ah. Waxay sidoo kale mujaahidiintu dagaalkan ku gubeen 21 gaari oo ay ku jireen saddex gaari oo kuwa dagaalka ah, iyagoo dab qabadsiiyay guud ahaan xerada iyo teedhooyinkii ay ciidamada Maali ku lahaayeen halkaas.

Dhanka kale, weerar kale oo dhaliyay khasaare xooggan ayaa ka dhacay dalka Burkiina-Faaso, gaar ahaan gobolka Wahigooya ee woqooyiga dalkaas, kolonyo ciidamo ah oo ku safraysay meel u dhow xuduud beenaadka uu dalkaasi la wadaago Mali ayaa lala beegsaday howgallo isugu jira qaraxyo iyo weerarro toos ah, waxaana halkaasi lagu dilay ugu yaraan 10 askari. Weerarkan ayaa ahaa mid dhabbagal ah oo si xeeladeysan loo diyaariyay, waxaana maleeshiyaadkii weerarka lagu qaaday laga furtay gaadiid, qaraxyo iyo rassaas badan.

Dhanka waqooyiga Beniin, gaar ahaan deegaanka Mikoro oo ku dhow xuduud beenaadka uu wadankaasi la wadaago Burkiina-Faaso. Ciidamo aad u hubaysan oo ka tirsan jihaadiyiinta ka hawgala dalkaas ee Nusratul Islam ayaa waxay weerar qorshaysan ku qaadeen saldhig ciidan oo ay ku sugnaayeen ciidamada dalkaas, askarta la weeraray ayaa isku dayay inay sameeyaan iska cabin ka dhan ah jihaadiyiinta, balse ugu damabayn cagaha ayay wax ka dayeen, kaddib markii ay difaacyada ugusoo daateen jihaadiyiinta, waxaana halkaas ka dhacay dagaal xooggan oo gacmaha la’iskula tagay, inkastoo aysan jihaadiyiintu sheegin khasaaraha gaaray ciidamadii ku sugnaa halkaas, waxaa hadana dhanka kale u suura gashay mujaahidiinta in ay la wareegaan agab iyo saanad ciidan oo ay ka carareen ciidamada Beniin, sida ay sheegtay warbaahinta Az-Zallaaqah.

Wadamada ku jira isbahaysiga cusub ee dhanka difaaca ah ee loo yaqaano AES oo ka kooban dalalka Maali, Burkiina-Faaso iyo Nayjar ayaa wajahaya cadaadis xoogan oo kaga imaanaya dhanka Jihaadiyiinta Jamacada Nusratul Islaam Wal-Muslimiin, waxaana bilihii u damabayay dhacay boqolaal weeraro ah oo dhulka la simay awooddii ciidan ee ay lahaayeen dalalkaasi, iyadoo ay u dheer tahay kacdoon daakhili ah oo ay shacabku kagasoo hor jeedaan xuukamadaha talada dalalkaas haya.

Halkan ka degso dhamaan sawirrada weerarka Juura oo PDF ku diyaarsan.

Ama hoos ka daawo qaybo ka mid ah.

     

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-11-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -28-11-1446-Hijri.

Related Stories

Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Dagaal Looga Saaray Degmada Beledxaawo.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Dagaal Looga Saaray Degmada Beledxaawo.

July 30, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-02-1447-Hijri.

July 30, 2025
Uganda Iyo South Sudan Oo Askar Isaga Dilay Iska Hor’imaad Ka Dhacay Xuduudka.
  • Allposts
  • Warar

Uganda Iyo South Sudan Oo Askar Isaga Dilay Iska Hor’imaad Ka Dhacay Xuduudka.

July 30, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025

Sawirro

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada