Fagaara wayn oo kuyaal magaalada Ceelbuur ee Wilaayada Islaamiga Galgudud waxaa ka dhacay mahrajaan islaami ah oo ay soo qaban qaabisay wilaayada islaamiga Galguduud.
Shacabka ayaa soo bandhigay ciyaaro kala duwan oo qeyb ka ah fantasyaha munaasabadda ciidul Adxaa waxaana ciyaarahaas kamid ahaa dheri jabinta,xarig jiidka iyo kuwa kale.
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Mahrajaanka Ceelbuur.