Magaalada Ceelbuur ee Wilaayada Islaamiga Galgduud waxay ka mid tahay magaalooyinka sida weyn looga dabaal degay munaasabadda Ciidul Adxaa.
Kumanaan qof ayaa fagaare weyn ku tukaday waxaana waddooyinka magaalada Ceelbuur lagu arkayaa shacab si heer sare ah udamaashaadaya.
Mas’uuliyiin katirsan wilaayada Galguduud ayaa shacabka magaalada kala qeyb qaadanayay farxadda munaasabadda Ciidul Adxaa.
Halkan Ka Daawo Sawirrada Ciidul Adxaa.