Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sawirro: Mujaahidiinta Maali Oo Cagta Mariyay Saldhig Hubkii Ugu Badnaana Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Maali Oo Cagta Mariyay Saldhig Hubkii Ugu Badnaana Qabsaday.

March 3, 2024

Ciidamo aad u qalabaysan oo ka tirsan mujaahidiinta Nusratul islaam wal-muslimiin, ayaa weerar culus oo cagmarin ah ku qaaday saldhig ciidan oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka murtadiinta Maali.

Weerarkan barakaysan oo ahaa mid si wayn loo qorsheeyay, waxay mujaahidiintu shaaciyeen inay ka qayb qaadatay mid ka mid ah saraayaadka mujaahidiinta, taas oo Allaah fadligiis cagta marisay si buuxdana ula wareegtay gacan ku haynta saldhigga ciidanka Mali ee tuulada Koriforkola ee ka tirsan gobolka Kolikora ee dalkaas Maali.

Weerarkan barakaysan, waxaa Allaah fadligiis lagu dilay ugu yaraan 30 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Mali, sida ay mujaahidiintu ku xaqiijiyeen bayaan rasmi ah oo kasoo baxay xafiiska warfaafinta.

Marka laga soo tago khasaaraha dhimasho ee weerarkan, waxay sidoo kale ciidamada mujaahidiinta Allaah fadligiis gacanta ku dhigeen oo ay soo qaniimeysteen 12 gaari oo kuwa ciidanka ah, 14 qori oo Dhashiike ah, 8 qori oo BKM ah, 38 qori oo AK47 ah, 5 qori oo RBG ah, madaafiic hoobiyeyaal tira maleh,  madaafiicda SPG iyagana sidoo kale tiro maleh, 250 sanduuq oo rassaas ah.

Waxay sidoo kale mujaahidiintu shaaciyeen inay gacanta kusoo dhigeen laba askari oo nool intii uu dagaalku socday, halka ay maleeshiyaadkii saldhigga isaga cararay ay goobta uga tageen 16 gaari, kuwaas oo ay mujaahidiintu gubeen, waxay sidoo kale mujaahidiintu sheegeen in howlgalkan barakaysan ee cagmarinta ah uu kaga shahiiday hal walaal Alle haka aqbalee.

Mu’assasada Al-zallaqah oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta oo doorkeeda iclaamiga ah qaadanaysa ayaa baahisay sawirrada, qanaa’imta kala duwan ee lagu soo furtay weerarkaan barakaysan, waxaana sawirradaas ay soo bandhigtay ka mid ah, hubka culus, midka fudud iyo rassaas aan tira lahayn,  waana mid ah mid ah weerarrada ugu wayn ee cagta lagu mariyay murtadiinta Maali, hubkii ugu badnaana ay mujaahidiinta Maali kusoo qaniimeystaan.

Hoos Ka Daawo Xogta Iyo Sawirrada.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-08-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -22-08-1445 Hijri.

Related Stories

Maleeshiyo Uu Soo Abaabulay Maamulka Abiy Oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Soomaali-galbeed.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyo Uu Soo Abaabulay Maamulka Abiy Oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Soomaali-galbeed.

August 26, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-03-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-03-1447-Hijri.

August 26, 2025
Maleeshiyaadka Murtadiinta Oo Kufsi Wadareed Argagax Leh Ugeystay Dumar Ku Safrayay Degmada Cadale Ee Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyaadka Murtadiinta Oo Kufsi Wadareed Argagax Leh Ugeystay Dumar Ku Safrayay Degmada Cadale Ee Sh/dhexe.

August 26, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)

August 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 28 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 28 aad)

August 24, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)

August 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)

August 14, 2025

Sawirro

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada