Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan, waaliga wilaayada islaamiga ee Hiiraan, ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay idaacadda islaamiga Al-andalus kaga hadlay dagaalladii shalay ka dhacay duleedka degmada Moqokori ee bariga wilaayadaasi, halkaas oo si wayn loogu laayay maleeshiyaadka murtadiinta.
Sheekha ayaa ka warbixiyay dagaalladaasi sida wayn loogu jabiyay maleeshiyaadka murtadiinta iyo khasaaraha kala duwan ee soo gaaray ciidanka Riddada ee dagaallada culus lala galay iyo saraakiisha dhegta dhiigga loo daray intii uu socday dagaalka ka dhacay duleedka degmada Moqokori ee wilaayada Hiiraan.
Halkan ka dhagayso waraysiga Sh Guuleed Abuu Nabhaan.