Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal Kula Wareegay Degmada Buulo mareer.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal Kula Wareegay Degmada Buulo mareer.

March 31, 2022

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey galinkii dambe ee maanta dagaal culus ku qaadeen degmada buulo mareer oo ka mid ah goobaha shisheeyaha iyo maleeshiyaatka indhaha u ah kaga suganyihiin wilaayada shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey cagta mariyeen labo bar koontarool oo askarta ridada kaga sugnaayeen afafka hore ee degmada iyo bartamaha buulo mareer waxeyna maleeshiyaatka ridada iyo guud ahaan maamulkii degmada buulo mareer u carareen xerada kufaarta afrikaanta kaga suganyihiin duleedka degmada buulo mareer gaar ahaan wadada aada dhanka degmada baraawe.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmada Buulo mareer waxeyna saraakiisha mujaahidiintu goob fagaara ah kala hadleen bulshada magaaladaas.

Sidoo kale ciidamada Mujaahidiinta ee la wareegay gacan ku heynta buulo mareer ayaa 30 madfac ku garaacay xerada kufaarta afrikaanta ee duleedka degmadaas waxeyna madaafiicda ku dhaceen gudaha xeradaas.

Shabeelada hoose waxey ka mid ah tahay wilaayaatka sida weyn loogu naafeeyo kufaarta iyo murtadiinta duulaanka ku ah ku dhaqanka shareecada islaamka.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Dardaaranka Al-istish-haadi Cabdi Xasan Cabdulle.
Next: Maktabka Qadaha Oo Iclaamiyay Iney Dhalatay Bisha Barakeysan Ee Ramadaan.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -18-11-1446-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -18-11-1446-Hijri.

May 15, 2025
Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Weerar 200 Askari Lagu Dilay Ka Fuliyay Burkina Faso.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Weerar 200 Askari Lagu Dilay Ka Fuliyay Burkina Faso.

May 15, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -17-11-1446 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -17-11-1446 Hijri.

May 15, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 9aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 9aad)

May 15, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 8aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 8aad)

May 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 7aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 7aad)

May 11, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 6aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 6aad)

May 10, 2025

Sawirro

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.

April 29, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.

April 24, 2025
Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.

April 17, 2025
Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.

April 16, 2025
Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.

April 16, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.

April 16, 2025
Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.

April 10, 2025
Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.

April 1, 2025
Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.

March 31, 2025
Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.

March 30, 2025
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.

March 30, 2025
Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.

March 30, 2025
Daawo Degmada Awdheegle Iyo Magaalada Kuunya-barrow Oo Si Cajiib Ah Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Degmada Awdheegle Iyo Magaalada Kuunya-barrow Oo Si Cajiib Ah Looga Ciiday.

March 30, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada