Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shabaabul Mujaahidiin Oo Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Reer Gaza (Warsaxaafadeed).
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Reer Gaza (Warsaxaafadeed).

January 22, 2025

Maktabka Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo saaray, war saxaafadeed bogaadin iyo hambalyo ah oo ku socda Muslimiinta Qazza, kuwaasoo sanka dhulka ugu jiiday Yahuudda iyo Maraykanka.

War saxaafadeedkan oo ciwaan looga dhigay “  Tahniyad ku Socota Qazzada dulmi-diidka iyo Cizziga”  ayaa furfurasho kadib waxaa lagu yiri “ Nabadgeliyo dushooda ha ahaato reer Qazza, ee ku dhex sugan teendhooyinka iyo burburka guryaha, go’doominta iyo khudlaanka, nabadgeliyo dushiina ha ahaato inta aad sabarteen, oo aad diiwaan gelisaan liidnaanta Yahuudda iyo isbaheysiga Saliibka, waxaan sidoo kale salaan u direynaa muraabid weliba oo weli gacanta ku haya riishadda qoriga, oo aaney argagax gelin cudwaanka iyo xadgudubka cadowga, kana hor istaagin inuu dalbo waxyeelleynta gaalada iyo ka hortagooda, isagoo ku sugan godadka dhulka hoostiisa ka qodan” ayaa lagu yiri war saxaafadeedka kasoo baxay Maktabka Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

“ Waxaan ugu hambalyeyneynaa ehelkeena Qazza malxamadda weyn ee taariikhiga ah, dhiiga iyo nafta ayayna u hureen inaanu dhulka barakeysan ee ay Muslimiintu leeyihiin, u hogaansamin qabweynida Yahuudda iyo qar iska tuurnimada isbaheysiga Saliibiga” ayaa lasii raaciyay war saxaafadeedka, mar uu bogaadinayay sumuudka iyo adkeysiga ay ku sharfoobeen walaalaheena reer Qazza.

“ Marka loo eego mabaadi’da dagaalka, waxaan aragnaa jab qaraar oo dullinimo leh oo gaaray Yahuudda, waxaana halkan tahniyad iyo taczi uga direynaa ehellada shuhadada iyo qoysaskooda, waxaana Allaah u weydiineynaa inuu quluubtooda adkeeyo, ajarkooda weyneeyo, martabadooda Aakhirana kor yeelo” ayaa lasii raaciyay War-saxaafadeedka hambalyada iyo bogaadinta ah ee ku socda Muslimiinta Qazza, kana soo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

“ Dardaarankeena ku socda ku socda Umadda muslimka ah ee aragtay xajmiga uu la egyahay dhiiga ay hureen Muslimiinta iyo sugnaantooda waxa uu yahay, iney dareemaan ahmiyadda ay leeyihiin Jihaadka, diyaar garowga iyo Ribaadka, iyo muhiimadda ay leedahay baraaruga la xiriira qiimaha ay leedahay xorriyada iyo in lagu hor sugnaado gaalada iyo dhawaaqiidda, khaatimadana waa iney noqotaa waxa ug u weyn ee aan maanka ka hayno inta aan joogno dunidan, dhismayaasha iyo muuqaallada tarafka waa wax bedelkooda la heli karo, laakiin diinka iyo sharafka lama gado, lama soo gato la iskamana iibiyo, bedelkoodana lama helo” ayaa lagu yiri war saxaafadeedka uu soo saaray Maktabka Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

“ Anagoo ku sugan dhulka Ardul Hijrateyn, waxaana ehelkeena reer Qazza kula damaashaadeynaa ducada iyo farxadda, Allaahna waxaan u weydiineynaa inuu iyaga ka dhigo dhadhaabaha ay ku dul burburaan qorshayaasha Sahyuu Saliibiyadda, waxaaa u cadeyneynaa inaan ku jirno shaqo joogto ah, marna ma daciifeyno mana taag-dareyneyno, waxaan beyco ku galnay geerida dushana waxaan u ridannay ballankii uu qaaday imaamkii Jihaadka Sheekh Usaama bin Laadin Taqabalahullaah,  ee ahaa “ Walaalaheena reer Filastiin waxaan ku leenahay; dhiiga caruurtiinnu waa dhiig caruurteenna, dhiigiinuna waa dhiigeenna, dhiiga dhiig ayaan uga jawaabeynaa, burburintana burburin ayaan ku gudeynaa,  Allaah weyna waxaan u marqaati gashaneynaa inaanan idin hoojin doonin, illaa aanu guusha ka helno, ama ka dhadhaminno wixii uu dhadhamiyay Xamza Ibnu Cabdil Mudhalib Radiyallaahu  canhu”. Ayaa lasii raaciyay war saxaafadeedka bogaadinta iyo hambalyada ah ee ku socda muslimiinta Qazza.

Gebegebadii waxaa war saxaafadeedka kasoo baxay Maktabka Warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab lagu soo khatimay “ Waxaanu ka dagaallameynaa bariga Afrika, anagoo dooneyna hirgelinta Shareecada Islaamka iyo u hiilinta Muslimiinta meel kastoo ay joogaan, indhahana waxaan ku heynaa Beytul Maqdas, Filastiina waa qadiyad umadeed reer Qazza oo keliyana gaar kuma ahan, waana kulmi doonnaa maalin uu Alle shaafin doono quluubta Mu’miniinta, dagaalka weli fari kama qodna, dhagarta Yahuudana waa mid la wada ogyahay, shirqoolka gaaladana waa mid caan ah, laakiin waxaan nahay dad geerida jecel, sidaba uu cadowgeena u jecelyahay nolosha.

والله غالب على أمره ولكن أكثر الناس لا يعلمون.

Ayaa lagu soo khatimay bayaanka kasoo baxay Maktabka Warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ehelnimo iyo iyo garab istaagna loogu muujiyay Muslimiinta Qazza, ee Allaah mahaddii kudhawaad shan boqol oo maalmood kadib afka ciida u daray shirqoolladii Yahuudda.

Horey waxaa guusha muslimiinta Qazza u bogaadiyay hogaanka sare ee Mujaahidiinta AlQaacida, waxaana bayaan ay baahisay mu’assasada warbaahineed As-Saxaab, lagu bogaadiyay sida Muslimiinta Qazza iyo Mujaahidiintoodaba ay ul iyo diirkeeda u noqdeen, Yahuudda iyo Maraykankana u gaarsiiyeen jab aaney kasoo waaqsan doonin Allaah idinkii.

Halkan Ka Degso  Warsaxaafadeedka Shabaabul Mujaahidiin.

Ama hoos ka akhriso.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -22-07-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-07-1446 Hijri.

Related Stories

Maamulka Abiy Oo Lagu Eedeeyey Abaabulka Dagaal Ka Dhan Ah Shacabka Tirgrey.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Abiy Oo Lagu Eedeeyey Abaabulka Dagaal Ka Dhan Ah Shacabka Tirgrey.

July 15, 2025
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -20-01-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -20-01-1447 Hijri.

July 15, 2025
Dhagayso 80 Askari Ah Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Camaliyaddii Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso 80 Askari Ah Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Camaliyaddii Sh/hoose.

July 15, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)

June 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 20 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 20 aad)

June 23, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.

June 23, 2025
Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.

June 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada

Notifications