Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shabaabul Mujaahidiin Oo Silsilado Weeraro Ah Ka Fuliyay Shabeellaha Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Silsilado Weeraro Ah Ka Fuliyay Shabeellaha Hoose.

September 28, 2020

Ciidanka jabhadda Mujaahidiinta xarakada Al-shabaab ee ka howlgala Shabeellaha hoose waxay saacadihii lasoo dhaafay qaadeen weeraro khasaare badan dhaliyay kuwaasi oo siyaabo kala duwan loogu beegsaday ciidamada shisheeyaha iyo kuwa maleeshiyaadka dowladda Ridada.

Weeraro khasaare kala duwan dhaliyay ayay saacadihii lasoo dhaafay Mujaahidiintu ka fuliyeen saldhigo ciidamada kuffaarta afrikaanta ay ku leeyihiin deegaanno dhaca shabeellaha hoose.

Saldhigyada ay Mujaahiintu weerareen waxa ka mida saldhigga ciidamada kuffaarta Yugandha ay ka deganyihiin deegaanka Buula-mareer ee shabeellaha hoose halkaas oo khasaare kala duwan laga soo sheegayo.

Sidoo kale waxay Mujaahidiintu weerareen saldhigyada ciidamada gaalada Uganda ay ku leeyihiin deegaannada Buufow Number-60 iyo Arbacow oo ka wada tirsan Sh. hoose, waxaana ka dhashay khasare kala duwan.

Dhanka kale ciidamada Jabhadda Mujaahidiinta ee ka howlgala shabeellaha hoose waxay weeraro kala duwan ku qaadeen fariisimo maleehsiyaadka dowladda Ridada ka deganyihiin deegannada Jannaale, Marko iyo Calamada, waxaana weeraradaas ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo maleehsiyaadka kooxda Ridada soo gaaray.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weeraro Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Gobolka Wajeer.
Next: Sarkaal Lagu Dilay Gobalka Gedo.

Related Stories

Dhagayso Inghimaasigii 4-aad Oo Ka Warbixiyay Howlgalka Ka Socda Xarunta Godka Jilicoow.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Inghimaasigii 4-aad Oo Ka Warbixiyay Howlgalka Ka Socda Xarunta Godka Jilicoow.

October 4, 2025
Dhagayso Walaal Inghimaasi Ah Oo Godka Jilicow Ugu Khudbeeyay Maxaabiis Muslimiin Ah.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Walaal Inghimaasi Ah Oo Godka Jilicow Ugu Khudbeeyay Maxaabiis Muslimiin Ah.

October 4, 2025
“Hawlgalka U Gargaarka Kuwa Dulman” Oo Loogu Magac-daray Weerarka Ka Socdo Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

“Hawlgalka U Gargaarka Kuwa Dulman” Oo Loogu Magac-daray Weerarka Ka Socdo Muqdisho.

October 4, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada