Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shabaabul Mujaahidiin Oo War Kasoo Saaray weerarkii Hoteel Tawakal.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo War Kasoo Saaray weerarkii Hoteel Tawakal.

October 24, 2022

Taliska Ciidamada Xarakad Al-Shabaab Al Mujaahidiin ayaa war rasmi ah kasoo saaray weerarkii ka dhacay Hotel Tawakal ee Magaalada Kismaayo kaas oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo farabadan.

War saxaafadeed kasoo baxay Taliska Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in hoteelka la weeraray ay ka socdeen kulamo iyo abaabulo ka dhan deegaanada lagu dhaqo Shareecada Islaamka ee ay maamusho Xarakada Al-Shabaab.

“Ciidanka Mujaahidiintu waxay beegsadeen goob xarun u ahayd abaabul cadawtooyo oo looga soo horjeedo ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee Wilaayada Jubooyinka. Waxay ku hawlanaayen diyaarinta maleeshiyaat ridda ah oo loogu talagalay inay qayb ka noqdaan mashruucda ashahaado la dirirka ah ee ay gaaladu ka wado wilaayaatka dalka” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Mujaahidiinta Al-Shabaab.

“Hawlgalku waxaa uu u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaa lagu dilay 27 ka tirsan cadawgii kulamadu u socdeen iyo ciidamadii ridada ah ahaa ee usoo gurmaday. Dhaawucuna waa 53 kale” ayaa lasii raaciyay warsaxaafadeedka.

Taliska ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa mar kale ku celiyay diginin loo jeediyay dadka ku hawlan dagaalka looga soo horjeedo Maamullada Islaamiga ah ee Soomaaliya.

“ Waxaan mar kale u digaynaa cid walba oo ku lug leh mashaariicda ashahaado la dirirnimada ah. Waxaan ognahay goobaha aad ku shiraysaan, xilliyada aad shiraysaan, go’aamada aad soo saaraysaan iyo gaalada idinku garab siinaysa cadawtinimadaas. Waxaan idin leenahay ka jooga oo ka tawbad keena inta aysan gacanta Mujaahidiintu idin soo gaarin” ayaa lagu soo gabagabeeyay warsaxaafadeedka kasoo baxay Taliska Ciidamada Xarakada Al-Shabaab.

Shalay ayay ahayd markii rag hubaysan oo ka tirsan ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Hotel Tawakal oo ku yaalla magaalada Kismaayo, halkaas oo uu ka dhacay dagaal qaatay muddo ka badan 15 saacadood khasaare dhimasho iyo dhaawacna uu kasoo gaaray masuuliyiin, siyaasiyiin iyo ciidamada maamulka Ridada Axmad Madoobe ee loogu yeero Jubaland.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Caalamulyowm 28-3-1444 Hijri.
Next: Dhageyso Sheekh Abuu Muscab Oo Ka Hadlay Howlgalka Hoteel Tawakal Ee Kismaayo.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri

March 5, 2026
Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.

March 5, 2026
Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.

March 5, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada