Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shabaabul Mujaahidiin Oo War Saxaafadeed Kasoo Saaray Duqeyntii Xalane.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo War Saxaafadeed Kasoo Saaray Duqeyntii Xalane.

October 16, 2019

War Saxaafadeed cinwaan looga dhigay “Soomaaliya waa dhul Muslim ah, waxaana maamuli doona Islaamka oo kaliya” oo kasoo baxay maktabka Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kuna qornaa Luuqada English-ka ayaa looga hadlay weerarkii duqeynta aha barak ee dhawaan ay Mujaahidiintu ku qaadeen Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, oo ah taliska ugu weyn ee ciidamada Shisheeyaha ku leeyihiin Soomaaliya, kuna yaalaan xarumaha safaaradaha dowladaha reer galbeedka iyo Qaramada Midoobay.

War saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in weerarada banaanka yaalla ee aan cidna daah ka saarneyn ee ay Mujaahidiintu ku beegsanayaan Shisheeyaha ay banaanka soo dhigeen taagdarida iyo xirfad xumada Shisheeyaha, ayna dhanka kale muujiyeen awoodda ay Allaah fadligii Mujaahidiintu u leeyihiin beegsiga goobaha sida aadka ah loo ilaaliyo ee ay xarumaha u ah Shisheeyaha.

“Duqeynta lagu beegsaday Xerada Xalane, gaar ahaan xarumaha QM oo ah taliska ugu weyn ee laga hago saliibiyiinta ku sugan Soomaaliya wuxuu noqonayaa weerarkii 3aad ee muddo labo todobaad gudahood ah lagu qaado saliibiyiinta reergalbeedka ee jooga wadanka” ayaa lagu yiri bayaanka.

War Saxaafadeedka ayaa soo hadal qaaday weerarkii 30-kii bishii la soo dhaafay ee Sept. lagu qaaday saldhigga Baledogle oo ah xerada ugu weyn ee ciidamada Mareykanka ay ka joogaan Soomaaliya kaas oo lagu dilay ugu yaraan 121 askari oo American, iyo weerarkii isla maalintaas lagu qaaday Kolonyadii Midowga Yurub oo lagu dilay saraakiil sarsare iyo weliba qaraxyadii lagu beegsaday askarta uu Mareykanku soo tababaray kuwaas oo qaraxyo waaweyn lalal helay xilli ay ku sii jeedaan saldhigga Balidgole, halkaasna looga dilay ugu yaraan 16 askari, lagana gubay ugu yaraan laba gaari oo kuwa dagaalka ah.

“Weeraradan waxay qeyb ka yihiin howlgalada Jihaadiga ee ka dhanka ah saliibiyiinta reer galbeedka iyo dabadhilifyadooda murtadiinta, waxayna markale saliibiyiinta u dirayaan fariin ah in Soomaaliya ay tahay dhul Muslim ah, islamarkaana uu ka talin doono Islaamka oo kaliya, saliibiyiintuna Soomaaliya kama heli doonaan meel gabaad ah intaba ay sii wadaan boobka dhulkeena, la dagaalanka diinteena, faafinta fasaadka, gurashada kheyraadkeena iyo hor istaagga hirgelinta shareecada Islaamka” ayaa lagu yiri bayaanka.

Ugu dambeyntii bayaanka ka soo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxaa lagu yiri: “Yoolka ay higsaneyso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waa in Umadda Muslimka ah laga difaaco sharta iyo shirqoolada dhagareysan ee saliibiyiinta, waxayna ballan qaadeysaa inay sii laba jibaari doonto weerarada ay ku beegsaneyso gaalada saliibiyiinta ah ilaa inta ay ka xureyneyso dhulalka Muslimiinta kana tirtireyso dulmiga saliibiyiinta, Allaahna wuxuu kitaabkiisa qur’aanka ku yiri:

وقاتلوهم حتى لا تكون فتنة ويكون الدين لله فإن انتهوا فلا عدوان إلا على الظالمين

Duqeyntan oo dhacday horaantii todobaadkan ayaa dhalisay dhimashada 6 ruux iyo dhaawaca 5 kale, kuwaas oo ay ku jiraan Ajaaniib cadaan iyo Afrikaan isuga jira.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Lagu Dilay Askar Itoobiyaan Ah.
Next: Qarax Ka Dhacay Gaalkacyo Iyo Shabaabul Mujaahidiin Oo Mas’uuliyadda Sheegtay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-02-1447-Hijri.

August 14, 2025
Mucaaradka Oo Xaqiijiyay Inay Fashil Kusoo Dhamaadeen Kulamadii Ay La Yeesheen Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka Oo Xaqiijiyay Inay Fashil Kusoo Dhamaadeen Kulamadii Ay La Yeesheen Gurguurte.

August 14, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -20-02-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -20-02-1447 Hijri.

August 14, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)

August 14, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025

Sawirro

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada