Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shabaabul Mujaahidiin Oo Weeraro Ka Fuliyay J/hoose iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Weeraro Ka Fuliyay J/hoose iyo Sh/hoose.

December 23, 2020

Ciidamada Jabahaadka Mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayaadka shabellaha hoose iyo Jubbooyinka ayaa saacadihii lasoo dhaafay weeraro fariid ah ku ekeeyay saldhigyo iyo fariisimo ciidan oo kuffaarta africnta iyo maleeshiyaadka murtadiinta ay ka samaysteen deegaamo ka tirsan gobolladaas.

Jubbooyinka ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Shabaabul Mujaahidiinta ayaa weeraro culus ku qaaday saldhigyada ciidamada Kufffaarta Kenya ee Taabto iyo Qooqaani ee gobolka Jubbada hoose.

Khasaare kala duwan ayaa dagaalladaas oo kuwa xooggan ku gaaray shisheeyaha Kenya, saldhigga Kenyaanka ee Cabdalla Biroolena weerar culus oo khasaare kala duwan dhaliyay ayay Mujaahidiintu ku ekeeyeen.

Dhanka shabeellaha hoose waxay ciidamada Mujaahidiintu weeraro khasaare kala duwan dhaliyay ku qaadeen saldhiggyada Kuffaarta Yugandha iyo maleeshiyaadka murtadiinta ay ka samaysteen deegaamada Number 60 iyo calamada ee gobolka shabeellaha hoose.

Iska hor’imaadyo culus oo u dhaxeeyay Mujaahidiinta iyo kuffaarta afrikaanta ayaa ka dhacay saldhigyda Calamada iyo Number 60, waxayna xoguhu tilmaamayaan in weeraradaas khasaare dhimasho iyo mid dhaawac ba lagu gaarsiiyay shihseeyaha.

Saldhigga kuffarta Yugandha iyo maleeshiyaadka murtadiinta ee degmada Jannale na weerar xooggan ayay Mujaahidiintu ku qaadeen, waxaana la wariyay khasaae dagaalka ku gaaray ciidamadii ku sugnaa saldhigga la weeraray.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weeraro Ka Dhacay Saldhigyo Ciidan Oo Kuyaal Jubbada Hoose.
Next: Toogasho Ka Dhacday Faransiiska & Askar Boolis Ah Oo Lagu Dilay.

Related Stories

Weeraro Khasaare Lagu Gaarsiiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Baay Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Khasaare Lagu Gaarsiiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Baay Iyo Sh/hoose.

October 4, 2025
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-04-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-04-1447-Hijri.

October 4, 2025
Inka Badan 30 Itoobiyaan Ah Oo Ku Dhintay Dhisme Kaniisad Oo Kusoo Dumay.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 30 Itoobiyaan Ah Oo Ku Dhintay Dhisme Kaniisad Oo Kusoo Dumay.

October 4, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada