Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shabaabul Mujaahidiin Oo Weeraray Saldhig Kuyaal Gobolka NFD.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Weeraray Saldhig Kuyaal Gobolka NFD.

December 20, 2020

Ciidamada xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala gudaha dalka Kenya ayaa saacadihii lasoo dhaaafay weerar xooggan ku qaaday saldhig ciidan oo kuyaal deegaan hoos taga magaalada Wajeer dhulka NFD ee Kenya gumeysato.

Mujaahidiinta ayaa weerarka si gaar ah ugu qaaday saldhig  maleeshiyaad Soomaali ah oo daacad u ah kuffaarta Kenya ay kaga sugnaayeen deegaan lagu magacaabo Gumure oo hoos taga magaalada Wajeer, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada Mujaahidiinta iyo cadowga alle.

Ilo wareedyo masuul ah ayaa sheegaya in maleeshiyaadka wax yar uun ka dib markii uu dagaalka billowday ay isaga firxadeen saldhigga uu dagaalku ka socday waxaana halkaasi ka dhashay khasaare kala duwan.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa la wareegay deegaanka iyagoo goob fagaare ah ugu muxaadareeyay dadkii deegaanka waxayna nolosha ku qabteen guddoomiyihii deegaanka Gumure ugu magacownaa dowladda saliibiyadda Kenya.

Ciidamada shabaabul Mujaahidiin ayaa maalmihii u dambeeyay sare u qaaday howlgalladooda ka dhanka ah ciidamada kuffaarta Kenya iyo dabadhilifyadooda murtadiinta ah waxaana uu weerarkan kusoo beegmaya xilli saacadihii lasoo dhaafay ay Mujaahidiintu weerar fariid ah ka fuliyeen saldhig kuyaal isla gobolka Soomaalida Ee NFD.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso: Afhayeenka Ciidanka Mujaahidiinta Oo Ka Hadlay Camaliyaddii Gaalkacyo.
Next: Qarax Ka Dhacay Beledweyne Iyo Weerar Ka Dhacay Baarka.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-02-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-02-1447 Hijri.

August 2, 2025
Fano Oo Sheegtay Inay Dishay Sarkaal Sare Oo Millatari Iyo Ciidan Uu Watay.
  • Allposts
  • Warar

Fano Oo Sheegtay Inay Dishay Sarkaal Sare Oo Millatari Iyo Ciidan Uu Watay.

August 2, 2025
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 08-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 08-02-1447-Hijri.

August 2, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025

Sawirro

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada