Sheekh Yuusuf Ciise Kaba Kudukade oo ah waaliga Sh/dhexe ayaa kalimad qiima badan ka jeediyay munaasabad lagu sagootinayay Odayaashii soo xulay xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug ee ka Towbadkeenay xumaantii ay ku dhaceen.
Sheekh Yuusuf Kaba Kutukade ayaa Odayaashii uu kula hadlayay magaalada Xarardheere si qota dheer wax ufahamsiiyay isagoo si dhab ah uga hadlay loollanka ka jira dalka Soomaaliya.
Wuxuu sheegay in Shabaabul Mujaahidiin ay yihiin kuwa udagaallamaya sidii ay gobanimo ugu noolaan lahaayeen shacabka Soomaaliyeed gummeystahana dalka looga saari lahaa “Al Shabaab waa gobanimo doon waxay doonayaan in diinku sare maro” ayuu yiri Sheekh Yuusuf Ciise.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Kalimadda Waaliga Shabeelada Dhexe.