Dhawaan idaacadda Alandalus waxa ka baxay ogaysiis loo diray abwaanada Soomaaliyeed, ogaysiiskaas oo ujeedkiisu ahaa in abwaanada Soomaaliyeed ee xaq u dirirka ahi ay suugaantooda uga qayb qaataan jawaabta la siinayo Yahuudda soo damacday dhulka Soomaaliyeed.
Hadaba idaacaddu waxay bilowday in ay baahiso gabayada abwaanadii ugu horreeyay ee kasoo jawaabay baaqaasi.
Sidaa darteed bogga Calamadu wuxu bilaabayaa in uu idiin soo gudbiyo gabayo silsilad ah oo dhammaantood ku wajahan Yahuudda iyo cidda keentay, maantana waxan idiin soo gudbinaynaa gabayga 1aad oo ah gabay qiimo badan oo uu tiriyay abwaan Liibaan.
Halkan ka dhagayso ama ka dagso gabayga.