Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sirdoonnada MI5 iyo FBI-da Oo Digniin U Jeediyay Yahuudda Ku Sugan Dalalkooda.
  • Allposts
  • Warar

Sirdoonnada MI5 iyo FBI-da Oo Digniin U Jeediyay Yahuudda Ku Sugan Dalalkooda.

October 23, 2023

Sida uu qoray wargeyska the Guardian, Sirdoonka gudaha ee dowladda Ingiriiska ee loo yaqaano MI5 ayaa digniin gaarsiiyey dhamaan dadka Yahuudda ah ee kunool Ingiriiska, kuwaas oo ay u sheegeen inay suuragal tahay inay dhacaan weeraro aargoosi ah oo si gaar ah u beegsan kara dadka Yahuudda ah.

Sirdoonka gudaha Mareykanka ee loo yaqaano FBI-da ayaa isagana digniin midaas lamid ah soo saaray, iyagoo sheegay in dad Muslimiin ah oo ka careysan waxa ka socda Gaza ay geysan karaan weeraro ka dhan ah dadka Yahuudda.

Wargeyska the Guardian ayaa sheegay in waxa walaaca kusii kordhiyey uu yahay baaqyada isdaba joog ah ee ka imaanaya Mujaahidiinta caalamka kuwaas oo maalmahan Muslimiinta ku boorinayey inay jawaabcelin ka bixiyaan gumaadka iyo gardarada ay Yuhuuddu ku hayaan dadka Muslimiinta.

Isagoo soo xiganaya bayaankii dhawaan kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ku saabsanaa Filistiin ayuu wargeysku yiri: “Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya ayaa iyadoo u baaqeysa Muslimiinta tiri: “waxa ka socda Filistiin ma ahan dagaal ku kooban jamaacaatka Islaamiga ee halkaas ka dagaalama oo kaliya balse waa mid khuseeya guud ahaan Muslimiinta, sidaas darteed waa inay Muslimiinta wax waliba oo ay awoodaan ku garab galaan Mujaahidiinta halkaas kula dagaalamaya Yahuudda iyo dabadhilifyadooda murtadiinta ah”

Isagoo tacliiqinaya bayaanaadka Isdaba joog ah ee kasoo baxay faracyada Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Soomaaliya, Jaziirada Carabta iyo Galbeedka Africa, wuxuu Ken McCallum oo ah madaxa hay’adda sirdoonka Ingiriiska ee MI5 uu ka digay inay dhalinyaro baraha bulshada kala socota risaa’ilka Mujaahidiinta ay qaadi karaan weeraro aargudasho ah.

“Waxaa jirta halis laga qabo in dhalinyaro laga taxriidiyey baraha bulshada ay weeraro ku beegsadaan dadka Yahuudda ah” ayuu yiri.

Faransiiska, Holland iyo waddamo kale oo ku yaalla Yurub ayaa goor sii horreysay martigeliyey weeraro aargudasho ah oo ay fuliyeen dad muslimiin ah oo ka careysan gaboodfallada ay Yahuuddu ka wado dhulka Filistiin, taas oo sii kordhisay walaaca ay muujinayaan sirdoonkada reergalbeedka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-04-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-04-1445 Hijri.

Related Stories

Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Laftagareen Oo Ku Biiray Mucaaradka Hubeysan.
  • Allposts
  • Warar

Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Laftagareen Oo Ku Biiray Mucaaradka Hubeysan.

March 4, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-09-1447-Hijri.

March 4, 2026
Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.

March 3, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada