Soonka Oo La Ogaaday Inuu Dawo U Yahay Cudurro Loo taag-waayey.(Dhagayso).
February 18, 2026
Soonka ayaa la ogaaday in uu daawo u yahay xanuunada dhiig karka, Sonkorowga, xanuunada Ruuxiga iyo kuwo kaloo badan oo dhibaato ku haya bulshooyinka caalamka islaamka.