Allaah ha unaxariistee waxaa magaalada Jilib ee Jubbada dhexe ku geeriyooday Ibraahim Aadan Ibraahim (Ibraahim Fareey) oo ahaa Suldaankii Beesha Tuni.
Suldaan Ibraahim Fareey ayaa lahaa taariikh dahabi ah wuxuu ahaa nin ugargaarka dadka tabaalaysan,wuxuu ahaa deeqsi aan xaqqa lagamban.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Taariikhda Suldaanka Beesha Tunni.