Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Taliska Ciidanka Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Weerar Lagu Xasuuqay Danab.
  • Allposts
  • Warar

Taliska Ciidanka Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Weerar Lagu Xasuuqay Danab.

May 14, 2023

Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ciidanka ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa lagu faahfaahiyay weerar culus oo lagu xasuuqay maleeshiyaadka uu maraykanku tabobaray ee loo yaqaan Danab kaas oo ka dhacay deegaan ka tirsan wilaayada Sh/dhexe.

Weerarka oo ahaa mid kamiin ah ayuu taliska ciidanka mujaahidiinta sheegay in loo dhigay kolonyo murtadiin ah oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Danab kuwaas oo ku socdaalayay degaanka Sabasabley oo ka tirsan wilaayada Sh/dhexe. maleeshiyaadkan weerar dhabbo-galka loo dhigay ayaana doonayay inay dhibaateeyaan dadka shacabka Muslimiinta ah ee ku dhaqan deegaanada dhaca halka ay ku kala baxaan Wilaayaatka islaamiga ah ee Sh/dhexe iyo Galguduud.

Hoos Ka Akhriso Bayyaanka Taliska Ciidanka Mujaahidiinta Oo Uu Ku Saxiixan Yahay Afhayeenka Mujaahidiinta.

“Ciidamada Mujaahidiintu waxay maanta oo Axad ah, 24 Shawaal 1444H, kamiin culus u dhigeen kolonyo murtadiin ah kuwaas oo ku socdaalayay deegaanka Sabasabley ee Wilaayada Shabeellada Dhexe. Murtadiinta kamiinka loo dhigay oo ahaa kuwa uu Maraykanku tababaray ee isku magacaabay Danab ayaa doonayay inay dhibaateeyaan dadka shacabka Muslimiinta ah ee ku dhaqan deegaanada dhaca halka ay ku kala baxaan Wilaayaatka Shabeellada Dhexe iyo Galguduud. Kamiinka ayaa isku badalay dagaal toos ah waxaana murtadiinta oo isku hallaynayay diyaaradaha Saliibiyiinta Maraykanka oo kor ka ilaalinayay la gaarsiiyay khasaare isku jira naf iyo maal intaba. Tirada dhimashada cadawhu inta aan xaqiijinay waa 27 ka tirsan murtadiinta, halka dhaawucu intaas ka badanyahay. Sidoo kale Mujaahidiintu waxay gacanta ku dhigeen tiro gaadiid ah oo ay ku jiraan kuwa ciidamada ee Tiknikada loo yaqaano. Wixii faahfaahin intaas ka badan dib ayaan kasoo gudbin doonaa insha-Allaah”.

Sheekh Cabdicasiis Abu Muscab, Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -24-10-1444-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-10-1444 Hijri.

Related Stories

Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Laftagareen Oo Ku Biiray Mucaaradka Hubeysan.
  • Allposts
  • Warar

Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Laftagareen Oo Ku Biiray Mucaaradka Hubeysan.

March 4, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-09-1447-Hijri.

March 4, 2026
Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.

March 3, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada