Warsaxaafadeed uu soo saaray taliska ciidamada mujaahidiinta Al-shabaab ayaa lagu faahfaahiyay howlgallo kala duwan oo maanta ka dhacay wilaayaadka Banaadir iyo Sh/dhexe, kuwaas oo lagu beegsaday kolonyo uu la socday madaxa kooxda Riddada murtad Xassan Gurguurte, maleeshiyada Gorgor, maleeshiyo dhaqdhaqaaqayo ka waday duleedka Muqdisho iyo dagaal ka dhacay duleedka Cadalle.
Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka Taliska Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo PDF Ah.