Taliska ciidanka Xaeakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku faahfaahiyay howlgalkii Istish-haadiga ee ciidamada mujaahidiintu ku beegsadeen kolonyo isugu jirtay kuffaarta Yugaandha iyo maleeshiyada Riddada, kaasi oo ka dhacay duleedka degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose.
Halkan Ka Degso Ama Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Taliska Ciidanka Mujaahidiinta.