Ciidamada guutada qaraxyada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal culus oo qarax ah ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhaba, kaasi oo lagu beegsaday mid ka mid ah saraakiisha ciidan ee maamulka uu hoggaamiyo murtad Cabdicasiis Laftagareen.
Howlgalka qaraxa oo sidii loogu talagalay u dhacay ayaa lagu beegsaday taliyaha Booliiska maamulka Riddada ah ee Koonfur galbeed ugu magacaaban degmada Baydhaba, waxaana ka dhashay qaraxan khasaare soo gaaray ilaaladiisa, isagana waa uu ka badbaaday.
Sidoo kael, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xero ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta ah kaga suganyihiin halka loo yaqaan Makuudo ee hoostagta magaalada Baydhaba, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culsu oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.