Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Taliye Ku-xigeenkii Hore Ee Nisa Oo Ka Qayla-dhaamiyay Taqadumka Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Warar

Taliye Ku-xigeenkii Hore Ee Nisa Oo Ka Qayla-dhaamiyay Taqadumka Mujaahidiinta.

May 12, 2025

Waxaa si weyn isu soo taraaya walaaca iyo qaylo-dhaanta kasoo yeeraysa Kuffaarta caalamka iyo murtadiinta ee ku aaddan fashilka dul hoganaya kooxda Villa Soomaaliya iyo horumarka ay ku tallaabsanayaan ciidanka mujaahidiinta ee bariga Afrika.

Cabdisalaan Guuleed oo soo noqday taliye ku xigeenka sirdoonka kooxda Riddada, isla markaana horey u shaaciyey guul-darrada ku habsatay kooxda Villa Somaliya, ayaa mar kale ku celiyey in Xassan Gurguurte iyo maamulkiisu ay gebi ahaanba fashilmeen.

Murtadkan ayaa ka dhawaajiyey in waxa loogu yeero beesha caalamka oo ay ka mid yihiin Maraykanka, Ingiriiska iyo urur-gaalleedka Qaramada Midoobay, ay si adag ula hadleen Gurguurte una sheegeen in safaaradahoodu ay khatar ku jiraan, isla markaana dalka Soomaaliya uu qarka u saaran yahay in gebi ahaanba ay la wareegaan mujaahidiinta Al-Shabaab.

Miciyo-weynta Kuffaarta caalamka oo si weyn uga walaacsan taqaddumka baaxadda leh ee mujaahidiinta, ayaa Gurguurte ugu baaqay in uu kulmiyo dhammaan saamilayda siyaasadda riddada Soomaaliya, balse shirkaasi ayaa isna dhicisoobay kadib markii mucaaradku ay qaadaceen.

Murtadkan ayaa sidoo kale tilmaamay in mujaahidiintu ay la wareegeen dhul aad u fara badan kaabigana ku hayaan caasimadda Somaaliya ee Muqdisho, halka murtadiintana uu sheegay in haatan xaalkoodo gebogebo kusii dhow yahay kuna sii harsan yihiin oo kaliya meelo aad u kooban.

Murtad C/Salaan Guuleed ayaa sidoo kale sheegay in beesha uu kasoo jeedo Xasan Gurguurte ay dhammaantood barbar istaageen mujaahidiinta, isla markaana ay si cad uga hor yimaaddeen gaalnimadii iyo dimuqraadiyaddii uu waday Gurguurte. Isagoo murtadkani dhinaca kalena saadaaliyey waxa uu ku dambayn doono masiirka Gurguurte.

Qaylo-dhaanta murtadkan kasoo yeeraysa ayaa imanaysa xilli Kuffaarta caalamku ay dhabarka u jeediyeen taageeradii ay siin jireen ciidamada calooshood u shaqaystayaasha midowga Afrika ee duullaanka ku jooga Soomaaliya isla markaana Maraykanku uu si cad u diidday in kharash dambe uu ku bixiyo hawl-galka cusub ee isbahaysiga AUSSOM.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-11-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-11-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 22-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 22-09-1447-Hijri.

March 11, 2026
Dad Fara Badan Oo Ku Dhintay Roobab Mahiigaan Ah Oo Ka Da’ay Waddanka Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Dad Fara Badan Oo Ku Dhintay Roobab Mahiigaan Ah Oo Ka Da’ay Waddanka Kenya.

March 11, 2026
Guddoomiyihii Buulo-mareer Oo Dhegta Dhiigga Loo Daray Iyo Xerada Hiilweyne Oo La Duqeeyay.
  • Allposts
  • Warar

Guddoomiyihii Buulo-mareer Oo Dhegta Dhiigga Loo Daray Iyo Xerada Hiilweyne Oo La Duqeeyay.

March 10, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada