Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Duruus
  • Sawirro
  • Maqal & Muuqaal
  • PODCASTS
  • Home
  • Allposts
  • Toogasho Dhimasho Iyo Dhaawac Dhalisay Oo Ka Dhacay Washington.
  • Allposts
  • Warar

Toogasho Dhimasho Iyo Dhaawac Dhalisay Oo Ka Dhacay Washington.

April 12, 2023

Ugu yaraan hal qof oo Ameerikaan ah ayaa dhintay halka saddex kalena ay dhaawacmeen ka dib weerar toogasho ah oo ka dhacay magaalada Washington ee caasimadda u ah waddanka Maraykanka.

Saraakiil ciidan oo ka tirsan ciidamada booliska Maraykanka ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in toogashadan ay marka hore ku dhaawacmeen ugu yaraan 4 qof oo ku sugnaa goob uu aas ka socday oo kutaal caasimadda Washington, hal qof oo ka mid ah dadkii ay dhaawacyadu soo gaareen ayuu boolisku xaqiijiyay in uu u dhintay dhaawaca.

Weerarkan toogasho ee ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Washington ayaa kusoo beegmaya xilli saacadihii ina dhaafay toogasho tan la mid ah ay ka dhacday mid ka mid ah magaalooyinka wadanka Maraykanka, kaas oo sababay dhimashada ugu yaraan 5 qof halka ay ku dhaawacmeen 6 kale.

Dadka toogashadaas ku dhintay waxaa ka mid ahaa askari ka tirsanaa ciidamada booliska oo kusoo baxay dhacdada, kaas oo isku dayay in uu toogto weeraryahanka balse goobta lagu toogtay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -21-09-1444-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-09-1444 Hijri.

Related Stories

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Bariire.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Bariire.

March 21, 2025
Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Waajid Iyo Askar Lagu Khaarajiyay Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Waajid Iyo Askar Lagu Khaarajiyay Baydhaba.

March 21, 2025
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-09-1446 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-09-1446 Hijri.

March 21, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Bariire.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Bariire.

March 21, 2025
Daawo: Shabaabul Mujaahidiin Oo La Wareegay Bariire+Sawirrada La Wareegitaanka Guulane.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Shabaabul Mujaahidiin Oo La Wareegay Bariire+Sawirrada La Wareegitaanka Guulane.

March 21, 2025
Sawirro Ciidamada Mujaahiinta Oo Howlgalo Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Duleedka Muqdisho.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro Ciidamada Mujaahiinta Oo Howlgalo Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Duleedka Muqdisho.

March 20, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo La Wareegitaanka Mujaahidiinta Ee Deegaanka Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo La Wareegitaanka Mujaahidiinta Ee Deegaanka Sabiid.

March 20, 2025
Daawo Sawirrada Weerar Maleeshiyada Lagu Laayay Ee Ka Dhacay Warta Dibi Samatar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerar Maleeshiyada Lagu Laayay Ee Ka Dhacay Warta Dibi Samatar.

March 18, 2025
Sawirro Laga Helay Albaabada Madaxtooyada Ee Lagu Qarxiyay Xassan Gurguurte.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro Laga Helay Albaabada Madaxtooyada Ee Lagu Qarxiyay Xassan Gurguurte.

March 18, 2025
Daawo Sawirrada Qaniimadii Mujaahidiintu Kula Wareegeen Weerarkii Cagmarinta Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimadii Mujaahidiintu Kula Wareegeen Weerarkii Cagmarinta Awdheegle.

March 17, 2025
Diyaaradaha Itoobiya Oo Dad Shacab Ah Dil Iyo Dhaawac Ugu Gaystay Galcad+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Diyaaradaha Itoobiya Oo Dad Shacab Ah Dil Iyo Dhaawac Ugu Gaystay Galcad+Sawirro.

March 17, 2025
Daawo Sawirrada Diyaaradaha Dagaalka Itoobiya Oo Shacab Ku Dilay Ceel-bacad
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Diyaaradaha Dagaalka Itoobiya Oo Shacab Ku Dilay Ceel-bacad

March 16, 2025
Daawo Sawirrada Diyaaradaha Dagaalka Itoobiya Oo Duqeeyay Suuqa Degmada Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Diyaaradaha Dagaalka Itoobiya Oo Duqeeyay Suuqa Degmada Jilib.

March 16, 2025
Weerar Gaari Lagu Furtay Oo Ka Dhacay Sh/dhexe+Sawiirada Qaybta 2-aad Weerarkii Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Gaari Lagu Furtay Oo Ka Dhacay Sh/dhexe+Sawiirada Qaybta 2-aad Weerarkii Awdheegle.

March 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Maleeshiyada Xassan Gurguurte Loogu Laayay Deegaanka Sumadaale.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Maleeshiyada Xassan Gurguurte Loogu Laayay Deegaanka Sumadaale.

March 15, 2025
Daawo Sawirro Ku Saabsan Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Awdheegle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Ku Saabsan Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Awdheegle.

March 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Loo Jabiyay Maleeshiyadii Gurguurte Ee Ku Sugnaa Duleedka Cadalle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Loo Jabiyay Maleeshiyadii Gurguurte Ee Ku Sugnaa Duleedka Cadalle.

March 11, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Al-kowthar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Al-kowthar.

March 7, 2025
Daawo Sawirrada Weerarkii Duleedka Deegaanka Boos-hareeri Ee Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Weerarkii Duleedka Deegaanka Boos-hareeri Ee Sh/dhexe.

March 7, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada