Taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku faahfaahiyay khasaare culus oo ciidamo gaalo ah oo ka socda dowladda saliibiyadda Yugaandha lagu gaarsiiyay camaliyaad Istish-haadi ah oo maanta ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka deegaanka Bariire ee wilaayada Sh/hoose.
Taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa xaqiijiyay in camaliyaadka Allaah fadligiis lagu dilay 47 askari oo saliibiyiin ah oo ka tirsanaa ciidanka Uganda, halka lagu dhaawacay 31 kale, waxaa uu sidoo kale taliska ciidamada mujaahidiinta xaqiijiyay in sidoo kale saliibiyiinta Uganda camaliyaadka looga gubay 9 gaari oo isugu jira kuwa gaashaaman iyo kuwa ciidamada lagu daabulo oo ay ka mid yihiin laba Taangi oo ay u adeegsanayeen duqeynta dadka shacabka ah iyo burburinta goobaha danta guud, ganacsiga iyo guryaha dadka shacabka ah ee Bariire.
Halkan ka degso warsaxaafadeedka taliska ciidanka.
Halkan Ka Dhagayso Warsaxaafadeedka.
Ama hoos ka akhriso.