Hoggaanka Sare ee Ciidamada saliibiyiinta ee waddanka Uganda ayaa lasoo weriyey inay go’aansadeen in dhammaan ciidamadooda ay kala baxaan Soomaaliya muddo sannad gudihiis ah, sida ay ogaatay warbaahinta Kampala Post oo laga leeyahay dalka Yugaandha.
Sarkaal sare oo millateri oo ka qayb-galay shir Talaadadii lasoo dhaafay ka qabsoomay aqalka madaxtooyada Uganda, ayaa sheegay in kulankan lagu gorfeeyey xaaladaha qallafsan ee ciidamada Uganda ay ku wajahayaan gudaha Soomaaliya, iyagoo dhanka kalena rajo la’aan ka muujiyey kooxda fadhiidka ah ee Villa Soomaaliya.
Sida sarkaalkani uu sheegay, taliska millateriga ciidamada Uganda ayaa isla qaatay in ciidamadooda ay ka saaraan Soomaaliya, haddii aan xal deg-deg ah laga gaarin dufuuraha kala duwan ee kharash la’aantu ay ka mid tahay ee ku habsaday hawl-galka saliibiga ah ee isbahaysiga AUSSOM.
Taliska ciidamada Uganda ee go’aankan soo saaray ayaa waxaa guddoominayay madaxweynaha Waddankaasi baadariga lagu magacaabo Yuweri Musaveni, waxaana goob-joog ka ahaa saraakiil sar sare oo wiilkiisu uu ka mid ahaa, kaasi oo ah taliyaha guud ee ciidamada Uganda.
Walaaca iyo qaylo-dhaanta kasoo yeeraysa madaxda ugu sarraysa ee millateriga waddanka Uganda ayaa imanaya xilli ciidamada Saliibiyiinta Afrikaantu ay wajahayaan dhiig-bax daran, isla markaana ay si ba’an ugu jabeen furimaha dagaalka.
Geesiyada Tawxiidka ee Mujaahidiinta Xarakada Al-Shabaab ayaa ah halyeeyada Allaah Fadligiis afka ciidda u daray duullaankan saliibiga ah, iyagoo haatanna sii laba-jibbaaray hawl-galladooda, isla markaana dhul aad u ballaaran kusoo dabbaalay ku-dhaqanka shareecada Islaamka.