Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ugu Yaraan 59 Askari Ugandeys Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Shabeelada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Ugu Yaraan 59 Askari Ugandeys Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Shabeelada Hoose.

April 1, 2018

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey Barqo nimadii maanta Weerar culus oo isugu jira Camaliyaat Istish-haadiyo iyo kuwoo Ingimaasiyo ku qaadeen saldhig ciidamada Kufaarta Uganda ay ka sameysteen degmada Buulo Mareer ee gobalka Shabeelada hoose.

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weeraradaasi,iyadoona sidoo kale la beegsaday kolanyo kale oo Saliibiyiinta Uganda ah kuwaasi oo doonayay iney u gurmadaan askarta Uganda ee lagu xasuuqay saldhiga shisheeyaha ee degmada Buulo mareer.

War rasmi ah oo kasoo baxaya Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu xaqiijiyay in 59 askari oo Yugaandheys ah lagu dilay weerarka oo ahaa mid aad u xooggan oo isugu jiray istish-haadi iyo inghimaasi xoog kugal ah.

Al Shabaab waxay sheegtay in gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay oo uu ka xaynayay dagaalyahan Naftiis hure ah uu gudaha ugalay saldhigga AMISOM kadibna waxaa saldhigga ku daatay ciidamo inghimaasiyiin ah oo halkaas kula dagaallamay ciidamo katisan Melleteriga Uganda.
Muddo Sedax Saacadood ah ayay dagaallo culus ka socdeen gudaha degmada Buula Mareer waxayna wararku xaqiijinayaan in saldhigga ciidamada AMISOM Burbur xooggan uu gaaray Meydadka ciidamada Yugaandha ayaa daadsan gudaha saldhigga iyo Banaankiisa.

in kabadan 59 askari ayaa lagu dilay weerarka oo ahaa mid lagu daah furay camaliyad istish-haadi ah, sidoo kale weerar naf hurnimo ayaa qabsaday kolonyo ciidamo Yugaandheys ah oo gurmad kasoo fidinayay deegaanka Golweyn xilligii uu socday dagaalkii Buula Mareer.

“ugu yaraan 59 askari oo katirsan ciidamada saliibiyiinta Yuganaadha ayaa ku dhimatay weeraro istish-haadi iyo Inghimaasi ah oo lagu qaaday saldhig ay ku leeyihiin degmada Buula Mareer wixii faah faahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa insha’allaah ” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab.

Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in ay maqlayeen hugunka rasaasta iyo madaafiic xooggan oo dagaalka laysku dhaafsanayay, sidoo kale meelo fol fog oo katirsan sh/hoose ayaa laga maqlayay jugta qaraxyada.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Muxamed Mucalim Xassan Oo Muqdisho Lagu Dilay.
Next: Akhriso Faahfaahin Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Weeraradii Lagu Xasuuqay Askarta Uganda.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 18-Ramadaan-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 18-Ramadaan-1447-Hijri.

March 6, 2026
Duullaankii Badar Maalinkii Uu Alle Kala Saaray Xaqqa Iyo Baadilka [Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

Duullaankii Badar Maalinkii Uu Alle Kala Saaray Xaqqa Iyo Baadilka [Warbixin].

March 6, 2026
Halkan Ka Dhagayso Xalqada Saddexaad Barnaamijka Ramadaanka Iyo Jihaadka.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Xalqada Saddexaad Barnaamijka Ramadaanka Iyo Jihaadka.

March 6, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada