Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Uhuru Kenyatta Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyay Weerarada Shabaabul Mujaahidiin.
  • Allposts
  • Warar

Uhuru Kenyatta Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyay Weerarada Shabaabul Mujaahidiin.

July 7, 2019

Madaxweynaha Dowlada  Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey TV-ga Fokis News ee laga leeyahay dalka Mareykanka ku sheegay in dalkiisa uu weli wajahayo halis amni oo kaga imaaneysa Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, islamarkaana ay dowladiisu la tacaaleyso ka hortagga weerarada Mujaahidiinta ee gudaha Kenya.

“Kenya waa wadan ku yaalla deegaan aad u nugul, taasi waa mid dhab ah, intaas waxaa sii dheer inaan heyno maxaabiis gaareysa hal milyan oo ka kala timid qeybo kala duwan oo ka mid ah gobolka, iyo inaan go’aansanay inaan caawino dowlada Ridada  taas waxay keentay inaan la kulano taxadiyaat, sidaas darteed nasiib xumo waxaanu noqonay kuwa bartilmaameed ah”

Gaal Kenyatta ayaa walaac xoogan ka muujiyey kororka weerarada dagaalyahanada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee gudaha Kenya, isagoona tilmaamay in aysan weli ku guuleysan inay hakiyaan ama ugu yaraan qafiifiyaan culeysyada amni ee uga imaanaya Mujaahidiinta.

Laba todobaad ka hor inta aanan wareysigan lala yeelan, waxaa ugu yaraan 10 askari oo ka tirsan ciidamada Police-ka Kenya lagu dilay qarax miino oo ka dhacay deegaan hoostaga degmada Wajeer ee gobolka NFD.

Marka laga yimaado dhulka ku teedsan xuduudaha waxay Mujaahidiintu sidoo kale horaantii sanadkan camaliyad abaabulan ka fuliyeen bartamaha magaalada Nairobi ka dib markii bishii January ee sanadkan ay weerar ku qaadeen Hotelka Dusit ee magaalada Nairobi, halkaas oo lagu dilay ugu yaraan 50 gaal oo isugu jiray Yahuud iyo Nasaaro.

“Waxaan Muujinay Sugnaan iyo xoogaa hormar ah laakiin been baan kuu sheegay haddii aan iraahdo waan la falgalnay Mushkilada taagan oo waan xalinay. Waxaan weli wajaheynaa halis joogta ah oo nooga imaaneysa argigixisada balse kaligeen kuma nihine aduunyada oo idil ayaa faraha foodooda ku taagan”

Dowlada Saliibiyada ah ee Kenya ayaa duullaan ballaaran oo aan geed loogu soo gaban ku soo qaaday Soomaaliya sanadkii 2011-kii, iyadoo xilligaas ku goodineysay inay cagta marin doonto awoodda Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, islamarkaana qabsan doonto wilaayaatka koonfureed ee dalka balse Allaah fadligii jihaadkii ay filayeen inay dumiyaan ayaa u dusay Kenya, islamarkaana dhimbilihiisu ku faafeen gobolada iyo magaalooyinka waa weyn ee wadankaasi.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dowladda Tuunis Oo Dumarka Muslimaadka Ah Ka Mamnuucday Xirashada Niqaabka.
Next: Al-Qaacida Oo Ka Hadashay Shirkii Al-Baxreyn Ee Lagu Xaraashayay Filastiin.(Bayaan)

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri

March 5, 2026
Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.

March 5, 2026
Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.

March 5, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada