Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Urur Gaaleedka Midowga Africa Oo Cambaareeyay Howlgalkii Xarunta Godka Jilicoow.
  • Allposts
  • Warar

Urur Gaaleedka Midowga Africa Oo Cambaareeyay Howlgalkii Xarunta Godka Jilicoow.

October 6, 2025

Guddoomiyaha ururka Midowga gaalada Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa war kasoo saaray howlgalkii barakeysnaa ee mujaahidiintu ku qaadeen xarunta Godka Jilicow ee magaalada Muqdisho.

Bayaan kasoo baxay ayaa lagu sheegay in uu canbaaraynayo weerarkaasi, isaga oo dhanka kale u baroortay xubnihii murtadiinta ee lagu laayay howlgalkaasi.

“Guddoomiyuhu waxa u xaqiijinayaa in ay si buuxda u garab taagan yihiin iyo sida ay uga go’an tahay midawga Afrika in ay meesha ka saaraan khatarta baahsan ee ay ku hayaan argagixisada Soomaaliya, Geeska Afrika iyo guud ahaan qaaradda Afrika,” ayaa sidoo kale lagu yiri warka kasoo baxay gaalada midowga Africa.

Sidoo kale midowga gaallada Afrika oo ka qeyladhaaminayay awooda Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dalbaday in dowladaha reer galbeedka ay soo xoojiyaan taageerada ay siinayaan isbihaysiga ciidamada kuffaarta Afrikaanta oo xiligan la daala dhacaya mushaar la’aan.

Howlgalkii mujaahidiintu ku qaadeen xarunta godka Jilicow ee Muqdisho ayaa cabsi xoogan ku beeray kooxda Riddada Soomaaliya iyo sidoo kale gaalada saliibiyiinta ah ee ku sgan Muqdisho.

Weerarkaasi ayaa lagu dilay 41 xubnood oo u badan askarta sirdoonka Riddada NISA, haalka lagu dhaawacay 19 kale. weerarka ayaa sidoo kale sababay Burburka 9 gaadiid oo kuwa ciidamada iyo kuwa saraakiisha ay wateen ah, iyo burburka xaruntii la weeraray, xafiisyadii iyo qalabkii ay ku shaqaynayeen. Waxaa xarunta ka baxsaday maxaabiis aad u badan kuwaas oo iskugu jira Mujaahidiin iyo dad shacab ah oo ay cadawgu halkaas ku haysteen.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-04-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-04-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-04-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-04-1447 Hijri.

October 6, 2025
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-04-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-04-1447 Hijri.

October 6, 2025
Axmed Madoobe Iyo Xassan Gurguurte Oo Dhabarka Isku Jeediyay.
  • Allposts
  • Warar

Axmed Madoobe Iyo Xassan Gurguurte Oo Dhabarka Isku Jeediyay.

October 6, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 34 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 34 aad)

October 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada