Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Video: Faarax Macallin Oo Jawaasiis Dabadhilifyo Ah Ku Tilmaamay Hoggaamiyaasha Maamul Goboleedyada In La Dilana Ku Baaqay.
  • Allposts
  • Warar

Video: Faarax Macallin Oo Jawaasiis Dabadhilifyo Ah Ku Tilmaamay Hoggaamiyaasha Maamul Goboleedyada In La Dilana Ku Baaqay.

February 4, 2018

Siyaasiga Faarax Macallin Dawaara oo xilal kala duwan kasoo qabtay dalka Kenya ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday maamul goboleedyada shisheeyaha la shaqeeya ee kajira dalka Soomaaliya.
Faarax Macallin oo muddo 5 sanadood ah hayay xilka guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka dalka Kenya ayaa markii ugu horraysay xaqiijiyay in maamul goboleedyada kajira dalka Soomaaliya ay dabadhilifyo u yihiin Itoobiya iyo Kenya.

isagoo kumanaan Soomaali ah kula hadlayay barta Facebook-ga ayuu ka shanqariyay dadnimada xumada madaxda maamul goboleedyada oo ah buu yiri Jawaasiis u shaqeeya dowlado shisheeye wuxuuna soo hadal qaaday qaabka ay lacagaha uga qaataan Itoobiya,Kenya iyo Imaaraatka Carabta.
“Madaxda Maamul goboleedyadu waa Jawaasiis Cadaw ushaqeeya kuwaas waa in ladilayaa oo tiirka lageeyaa” ayuu yiri Faarax Macallin.

Wuxuu soo hadal qaaday in qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada ay jilbaha qabsadaan madaxda Xabashida Itoobiya oo xataa qaar badan ay iska daayeen in ay Addis Ababa tagaan balse ay sii marayaan Maamulka Cabdi Ileey ee kajira magaalada Jigjiga kadibna loosii gudbiyo dowladda dhexe ee Itoobiya.

faarax Macallin ayaa si gaar ah u sheegay in qaar kamid ah Hoggaamiyaasha maamullada ay dhaqaale siiyaan dowladaha Soomaaliya kusoo duulay wuxuuna tusaale usoo qaatay Axmed Madoobe hoggaamiyaha maamulka Jubbaland balse magaciisa toos uma sheegin ee qaab duurxul ah ayuu u yiri “Midbaa Kenya imaanaya akoonno ayuu lacag uu soo dhacay dhiganayaan markaas ayuu akoonka ku qoranayaa magaca wiilkiisa dadkii uu ka yimidna baahi iyo cudurro ayay u dhimanayaan” Faarax Macallim.

isagoo ku dheeraaday ka hadalka siyaasiyiinta dabadhilifyada ah ee Soomaaliya kajira ayuu ka shanqariyay qisada wasiir katirsan dowladda Federaalka oo isagoo Jaasuus u ah Itoobiya xogtii shirka golaha wasiirrada Taleefan ugu gudbinayay Addis Ababa.

Halkan Hoose Ka Daawo.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Iyo Duqeyn Ka Dhacday Gobalka Shabeelada Hoose.
Next: Askarta Maamulka Farmaajo Oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-09-1447-Hijri

March 9, 2026
Dhagayso Koox Jawaasiis Ah Oo Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Saakow.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Koox Jawaasiis Ah Oo Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Saakow.

March 9, 2026
Dhagayso Sheekh Mahad Warsame Oo Jeediyay Kalimad Cusub Oo Muhiim Ah.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Sheekh Mahad Warsame Oo Jeediyay Kalimad Cusub Oo Muhiim Ah.

March 9, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada