Mujaahidiinta ayaa maanta gudaha magaalada Muqdisho ku beegsaday sarkaal sare oo ka tirsan saraakiisha sirdoonka kooxda ridada Soomaaliya ee (NISA).
Cumar Cabdinuur Cali (Cumar Heegan) waa Taliyaha maleeshiyaatka sirdoonka ridada (NISA) ee gobalada Shabeellada Hoose, iyo Shabeellada Dhexe.
Sarkaalkaan ayaa gaari uu watay lala eegtay qarax xilli uu marayey degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, waxaana soo gaaray dhaawac culus oo garaab ah, iyadoona goobta lagu beegsaday ay ka qaadeen maleeshiyaat ka tirsan sirdoonka ridada oo halkaasi soo gaaray.
Murtad Cumar Cabdinuur Cali (Cumar Heegan) ayaa sidoo kale ahaa sarkaal sare oo toos ula shaqeeya sirdoonka Mareykanka isagoona u xilsaarnaa hagida diyaaradaha Mareykanka ee duqeymaha ka geysta gobalada Shabeellada Hoose, iyo Shabeellada Dhexe, gaar ahaan deegaanada ay ku dhaqan yihiin dadka Beeraleyda ah.
Sarkaalkaan ayaa sirdoonka ridada u qaabilsanaa dhinaca kale soo afduubida dadka shacabka ah ee ku dhaqan Shabeellooyinka gaar ahaan Ganacsatada kuwaasi oo uu cadowga u gudbin jiray kadibna ay dhibaateen jireen.
Murtad (Cumar Heegan) ayaa kamid ahaa saraakiisha hoggaaminaysay dhaq-dhaqaaqyada cadowga ay ka wadaan deegaano lagu maamullo Shareecadda Islaamka ee hoos yimaada degmada Afgooye, halkaasi oo maleeshiyaatka ridada dhawaanahaani ay kawadeen carqaladeen ay ku dhibaateenayaan dadka shacabka ah ee ku dhaqan deegaanadaasi.
Murtadkaan ayaa la beegsaday xilli uu saaka kusii jeeday xarunta sirdoonka ridada ee magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale burburay gaarigii uu watay ee qaraxa lala eegtay.