Ciidamada Mujaahidiinta ayaa goordhowr kahor weerar lixaad leh ku qaaday saldhiga ugu weyn ee ciidamada Maraykanku ay ku leeyihiin Soomaaliya kaas oo ku yaalla Garoonka diyaaradaha ee Balodoogle.
Weerarka oo bilowday daqiiqado yar kahor ayaa waxaa uu ku bilowday gaadiid lagu soo raray walxaha qarxa kuwaas oo gudaha u galay xerada Maraykanka ee Balidoogle.
Qaraxyo waaweyn oo ruxay gudaha garoonka Balidoogle ayaa laga maqlay magaalooyin aad uga fog garoonka, waxaana hada socda dagaal culus oo gudaha garoonka ku dhexmaraya ciidamada Al-Shabaab ee xerada soo weeraray iyo ciidamadii Maraykanka ahaa ee halkaas lagu weeraray.
Wixii faahfaahin ah dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa insha-Allaah
insha allah