Taliska ciidamada mujaahidiinta ayaa warsaxaafadeed uu goordhow soo saaray ku faahfaahiyay howlgal ciidan oo ay mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka magaalada Kismaayo ee wilaayada Jubbada hoose, kaasi oo lagu dilay sarkaal ka tirsan murtazaqada Maraykanku ku adeegto ee Danab.
Taliska ayaa xaqiijiyay in sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Korneel Ibraahim Fareey iyo taliye urur iyo askar kale lagu khaarajiyay howlgalka mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka magaalada Kismaayo, waxaana talisku caddeeyay in sarkaalkan uu ka dambeeyay xasuuqii ciidanka saliibiyiinta Maraykanka iyo murtazaqada Danab ka gaysteen 25-kii Jumaadul-awal 1447H degmada Jammaame ee wilaayada Jubbada hoose, halkaas oo ay ku dileen 15 ruux oo caruur iyo dumar u badnaa, halka 9 kalena ku dhaawaceen.
Halkan Ka Dehso Warsaxaafadeedka Taliska Ciidanka XSHM.
Mujrimkii ka Dambeeyey Xasuuqii Jamaame oo la Khaarijiyey