Magaalada Qunduuz oo kamid ah magaalooyinka ugu waaweyn wadanka Afqaanistaan waxaa dagaal ku galay ciidamo katirsan Imaarada islaamiga Afghanistan.
Dagaallada ayaa ah kuwa culus, inta badana magaaladana waxaa gacanta ku dhigay Mujaahidiinta.
Halkan ka dhagayso Wararkii ugu dambeeyey ee dagaallada Qunduuz