Taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa warsaxaafadeed faahfaahsan kasoo saartay howlgalkii Inghimaasiga ee ciidamo ka tirsan Inghimaasiyiinta mujaahidiinta gelinkii dambe ee shalay ku qaadeen dhismaha xarunta Godka Jilicoow ee magaalada Muqdisho.
Taliska ayaa ku dhawaaqay in howlgalku si guul ah kusoo dhamaaday, ku dhawaad 10 saacadood na sidii loogu tala-galay u beegsanayay ahdaaftiisa, howlgalka ayuu sheegay in loogu magac-daray “U Gargaadidda Dadka Dulman” wuxuuna sheegay in ciidamadii Mujaahidiinta ahaa ee gudaha u galay Godka Jilicoow ay si buuxda gacanta ugu dhigeen dhismayaasha xarunta, halkaas na ka sii daayeen dhamaan maxaabiistii Muslimiinta ahaa ee ay cadawga murtadiinta ah goobtaas ku ciqaabayeen.
Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka Oo PDF Ah.
Halkan Ka Dhagayso Warsaxaafadeedka OO Cod Ah.
Ama hoos ka akhriso.