Taliska ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu ku faahfaahinayo weerarkii cagmarinta ahaa ee saaka ciidamada mujaahidiintu kula wareegeen gacan ku haynta degmada Ceeldheer ee bariga wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud.
Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka.
Si aad u hesho wararka deg degga ah ee howlgalkan la soco barteenna Telegram-ka. oo gujji linkigan ama👇👇