Taliska ciidanka Xarakada mujaahidiinta Al-shabaab ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray howlgal gaar ah ciidamada mujaahidiintu maanta ka fuliyeen duleedka magaalada Kismaayo ee wilaayada Jubada hoose, kaasoo lagu beegsaday maleeshiyo falal ashahaada la dirirnimo ah ka waday duleedka magaaladaasi.
Howlgalkan ayaa Allaah fadligiis lagu dilay 4 xubnood oo murtadiin ah, halka lagu soo qaniimeystay hub iyo agabyo kale oo kuwa ciidanka ah sida lagu sheegay bayaanka kasoo baxay taliska ciidanka Shabaabul Mujaahidiin.
Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka Taliska Ciidanka Oo PDF Ah.
Ama hoos ka akhsriso.