Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • WARSAXAAFADEED: Hawlgalka Mujaahidiinta Ee SYL Oo Galay Saacaddii Tobanaad.
  • Allposts
  • Warar

WARSAXAAFADEED: Hawlgalka Mujaahidiinta Ee SYL Oo Galay Saacaddii Tobanaad.

March 15, 2024

Taliska ciidanka Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa goordhow warsaxaafadeed cusub kasoo saaray howlgalka lixaadka leh ee ay ciidamada mujaahidiintu ka wadaan dhismaha xarunta SYL ee kaabiga ku haysa xaruunta madaxtooyada kooxda Riddada ee magaalada Muqdisho, halkaas oo lagu beegsaday masuuliyiin, saraakiil iyo xubno murtadiin ah oo muhiim u ah kooxda Riddada.

Taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa sheegay in howlgalka Inghimaasiga ah uu galay saacaddiisii 10-aad oo xiriir ah, ragga Inghimaasiyiinta ah ay iska caabiyeen ilaa 7 weerar oo ay soo qaadeen maleeshiyada Riddada, kuwaas oo ay ku doonayeen inay kusoo badbaadiyaan masuuliyiinta Riddada ee weli ku go’doonsan dhismaha xaruunta, si adagna ay uga hortageen Inghimaasiyiinta, kuna qasbeen inay dib uga gurtaan nawaaxiga dhismaha.

Taliska ciidanka ayaa xaqiijiyay in howlgalkan ka socda dhismaha xarunta SYL ee magaalada Muqdisho uu dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray xubnaha murtadiinta oo ay ka mid yihiin masuuliyiin siyaasadeed, saraakiil ciidan iyo askar.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Taliska Ciidanka Mujaahidiinta:

Hawlgalka ay Ciidamada Mujaahidiintu ka wadaan xarunta loo yaqaano SYL ee kaabiga ku haysa madaxtooyada ridada ee magaalada Muqdisho ayaa galay saacaddii tobanaad waxayna geesiyaasha Mujaahidiinta ah ee hawlgalka fulinaya si buuxda gacanta ugu hayaan dhismaha xarunta. Dhismahan uu hawlgalku ka socdo ayaa gabbaad u ah saraakiil, masuuliyiin iyo xubno muhiim u ah kooxda ridada Soomaaliya iyo dagaalka ashahaada la dirirka ah ee ay saliibiyiinta iyo murtadiintu ka wadaan dalka Soomaaliya ee ay Muslimiintu leeyihiin.

Hawlgalka ayaa soo billawday xalay saacaddu markii ay ahayd 21:45 fiidnimo, iyadoo ay Allaah fadligiis ciidamada Mujaahidiintu gudaha u galeen gacantana ku dhigeen xarunta cadawga ee ay beegsadeen, kadib markii ay camaliyad ishtish-haadi ah ku laayeen ilaaladii xarunta. Cadawga ayaa isku deyay tiro todobo jeer ah inuu gudaha usoo galo xarunta balse Mujaahidiinta ayaa kala hortegay dagaal adag, kuna qasbay in ay dib u cararaan kadib markii laga dilay saraakiil iyo askar, kuwaas oo ay maydadkooda goobta dagaalka uga carareen.

Xilligan oo ay saacaddu tahay 07:00am subaxnimo, hawlgalka ayaa weli sidii loo qorsheeyay uga socda gudaha xarunta SYL, waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawac farabadan oo cadawga lagu gaarsiiyay weerarka, kuwaas oo ay ku jiraan masuuliyiin siyaasadeed, saraakiil ciidan iyo askar.

Wixii faahfaahin ah dib ayaan ka soo gudbin doonaa insha-Allah.

Halkan Ka Degso Bayaanka Taliska Ciidanka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Howlgalka Dhismaha Xarunta SYL Oo Galay Saacaddii 4-aad Oo Xiriir Ah.
Next: Dhagayso Walaal Inghimaasi Ah Oo Muslimiinta Uga Soo Bishaareeyay Xarunta SYL.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -19-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -19-09-1447-Hijri

March 7, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Taxane Muxaadaraad Ah Oo Uu Jeedinayo Sheekh Dul-yadeyn.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Taxane Muxaadaraad Ah Oo Uu Jeedinayo Sheekh Dul-yadeyn.

March 7, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-09-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-09-1447 Hijri.

March 7, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada