Taliska ciidamada mujaahidiinta ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku faahfaahiyay howlgalkii madaafiicda ee ay saaka mujaahidiintu ku garaaceen xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, halkaas oo lagu dilay sidoo kalena lagu dhaawacay saraakiil Ameerikaan iyo Talyaani ah oo ku sugnaa gudaha xerada Xalane.
Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka Taliska Ciidanka.
Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Taliska Ciidanka.