Xogo faahfaahsan ayaa kasoo baxaya weerar culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay meel duleedka kaga beegan magaalada Dhuusamareeb ee wilaayada Galgaduud ee dhacda bartamaha Soomaaliya, halkaas oo lagu beegsaday maleeshiyo murtadiin ah.
Weerarka ayaa si gaar ah u beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah oo dhaq-dhaqaaqyo ka waday duleedka magaalada Dhuusamareeb, waxay mujaahidiintu Allaah fadligiis toogasho ku dileen 8 askari oo murtadiin ah, waxayna weerarka kusoo qaniimeysteen 8 qori oo 6 kamid ah ay yihiin AK47, iyo 2 qori oo RPG ah.
Dhinaca kale, waxay mu’assasada Al-kataa’ib faafisay sawirro laga soo qaaday goobta dagaalka, kuwaas oo lagu soo bandhigay maydadka maleeshiyaadka Riddada ee weerarka lagu dilay iyo qaniimada lagu soo qaatay weerarkaasi.
Halkan Ka Degso Dhammaan Sawirrada.
Ama hoos ka daawo qaybo ka mid ah.