Ciidamada guutada qaraxyada Shabaabul Mujaahidiin, ayaa howlgal ay ka fuliyeen duleedka magaalada Muqdisho, waxay ku beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah, waxaana howlgalkaas ka dhashay khasaare dhimasho ah oo soo gaaray maleeshiyada Riddada.
Howlgalka qaraxa ahb ayaa si gaar ah waxay ciidamada mujaahidiintu maanta uga fuliyeen deegaanka Calamada ee dhaca duleedka Muqdisho, waxaana lala eegtay fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Riddada, waxaana halkaas ku dhintay 4 askari oo murtadiin ah.
Howlgalkan qaraxa ah ayaa qayb ka ah silsilado qaraxyo ah oo ciidamada mujaahidiintu maalmihii u dambeeyay ka fuliyeen wilaayaadka dhaca koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, kuwaas oo siyaabo kala duwan loogu beegsaday saraakiil iyo maleeshiyaad murtadiin ah.