Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.

April 29, 2025

Ciidamo ka tirsan mujaahidiinta jamaacada Nusratul Islaam Wal-muslimiin ee ka jihaada galbeedka Africa, ayaa howlgal barakaysan ka fuliyay deegaan ka tirsan dalka Burkiina Faaso, halkaas oo lagu laayay askar badan.

Weerarka oo ahaa mid xooggan ayaa beegsaday xero ciidan oo kutaalla tuulo lagu magacaabo Tuu oo ka tirsan gobolka Wahiigooya, halkaas oo ay ku sugnaayeen cutubyo ciidamo ah oo ka tirsan maleeshiyada Riddada ee dalka Burkiina Faso.

Warsaxaafadeed kasoo baxay mujaahidiinta jamaacada Nusratul islaam ayaa lagu sheegay in weerarku u dhacay sidii loo qorsheeyay, Allah fadligiisna lagu dilay ilaa 40 askari oo ka tirsanaa maleeshiyada xukuumadda Riddada ah ee uu fadhigeedu yahay Wagadugu.

Mujaahidiintu waxay sidoo kale shaaciyeen inay weerarkaasi barakaysan ku qaniimeysteen hub kala duwan iyo diyaarado nooca basaaska ah, waxaana hubka u gacan galay ciidamada mujaahidiinta ka mid ah qori culus, laba qori oo Dhashiike ah, 5 qori oo BKM ah, hal qori oo RPG ah, Baastuulad, diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn, lix mooto oo nooca Dhugdhuleyda ah iyo agabyo kale oo kuwa ciidanka ah.

Qaniimada gacanta mujaahidiinta kusoo dhacday ee weerarkaasi lagu furtay waxaa ka mid ah laba gaari oo nooca kuwa ciidanka ah, waxay sidoo kale ciidamada mujaahidiinta Nusratul islaam howlgalkan qorsheysan ku gubeen 7 gaari oo kuwa ciidanka ah.

Dhanka kale, mu’assasada warbaahineed ee Al-zallaqah ayaa faafisay sawirro muujinaya jabka xooggan ee la gaarsiiyay ciidanka dowladda Ridada Burkiina Faso, kaddib markii ciidamada mujaahidiintu cagta mariyeen xerada Tuu ee ka tirsan gobolka Wahiigooya ee dalka Burkiina Faso.

Sawirrada ay faafisay Al-zallaqah waxaa ka gaadiidka dagaalka, hubka kala duwan, rassaasta, agabyada millatari iyo diyaaradda drone-ka ee weerarka lagu qabtay, waxay sidoo kale mu’assasadu soo bandhigtay sawirrada qaar ka mid ah maydadka maleeshiyaadka murtadiinta Burkiiniyiinta ee weerarka lagu dilay.

Weerarkan ayaa kusoo beegmaya xilli ciidamada mujaahidiinta ee ka jihaada galbeedka Africa ay muddooyinkii damge kordhiyeen howlgallada jihaadiga ah ee ay ka wadaan waddamada dhaca saaxilka iyo saxaraha Africa ee lagu beegsanayo saliibiyiinta iyo murtadiinta.

Halkan Ka Degso Sawirrada Ama Qayb Ka Mid Ah Hoos Ka Daawo.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-11-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-11-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 11-04-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 11-04-1447-Hijri.

October 3, 2025
Mucaaradka, Jubbaland Iyo Puntland Oo Gole Ka Dhan Ah Gurguurte Kaga Dhawaaqay Nairobi.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka, Jubbaland Iyo Puntland Oo Gole Ka Dhan Ah Gurguurte Kaga Dhawaaqay Nairobi.

October 2, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-04-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-04-1447-Hijri.

October 2, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada