Howlgal qarax ah oo ciidamada mujaahidiintu maanta ka fuliyeen agagaarka xerada maleeshiyaadka Riddada ay ku leeyihiin degmada Ceelwaaq ee wilaayada Gedo, ayaa lala eegtay maleeshiyaad murtadiin ah, waxaana qaraaasi uu sababay khasaare nafeed oo soo gaaray Riddada.
Qaraxa ayaa si gaar ah u beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah oo la socday mooto, waxaana Allaah fadligiis goobta uu qaraxu ka dhacay ku dhintay ilaa saddex askari oo murtadiin ah, kuwaas oo ahaa maleeshiyaadka lagula qarxiyay mootada ay wateen.
Maleeshiyaadkii murtadiinta ee lagu dilay howlgalkan qaraxa ah ayaa lagu kala magacaabi jiray Ibraahim Faarax Timacade, Nuurkeey iyo Abshir, howlgalka ayaana Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay.