Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey weerar qorsheysan ka fuliyeen duleedka degmada Baydhabo ee wilaayada baay iyo bakool.
Weerarka oo ahaa dagaal toos ah waxey ciidamada Mujaahidiintu ku qaadeen fariisin maleeshiyaatka dowlada ridada federaalka ay kaga suganyihiin duleedka Baydhabo.
Inta la xaqiijiyay waxaa howlgalkaas lagu dilay Saddex askari oo murtadiin ah waxeyna shabaabul mujaahidiin weerarkaas kusoo ganiimeysteen afar qori oo ah noocyada AK47.
Weerarkan ayaa kusoo aadaya xilli qarax ka dhacay degmada Jannaale ee wilaayada shabeelada hoose lagu dhaawacay Saddex askari oo ah maleeshiyaatka dowlada federaalka.
Calamada.com