Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Sh/dhexe, waxay maanta weerar xooggan oo toos ah ku beegsadeen maleeshiyo murtadiin ah oo ku sugnaa tuulada “Nuur-Gaab” ee dhacda duleedka degmada Cadalle ee wilaayada Shabeellada Dhexe.
Weerarkaani waxaa Allaah fadligiis lagu dilay saddex askari oo murtadiin ah, kuwaas oo murtadiitu meydadkooda ay kaga carareen goobta dagaalka, waxaa sidoo kale howlgalkaasi qorsheysan lagu dhaawacay 3 kale oo murtadiin ah.
Ciidamada mujaahidiinta ee howlgalka fuliyay waxay sidoo kale weerarkan kusoo furteen 3 qori oo AK47 ah, iyo qori PKM ah oo ay wateen maleeshiyaadka Riddada ee weerarka lagu beegsaday.