Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Askar Lagu Dilay Oo Markale Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askar Lagu Dilay Oo Markale Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.

September 1, 2018

Weererkan Dhabagalka Ah ayaa waxa uu Ka Dhacay Deegaan Dhaca Duleedka Degmada Afgooye waxaana Lala Eegtey askar ka tirsan Murtadiinta oo Halkaasi ku socdaalayay.

Gaarigan Oo Noociisu Ahaa Kaarib Waxa Saarnaa Afar Askari Oo Qeyb Ka Ahaa Maleeshiyaadka Kooxda Ridada Waxaana Kamiinka Si Gaar Ah kaga dhacay Deegaanka Lagu Magacaabo Buulaley Oo dhaca Duleedka Degmada Afgooye.

Weerarka Dhabaglka Ah ayaa lagu dilay dhamaan askartii saarneyd gaariga oo gaarayey ilaa afar askari, Iyadoo intaasi ay sii Dheer Tahay in Mujaahidiintu ay Gebi Ahaanba burburiyeen gaariga, soona ganiimeysteen hubkii iyo agabkii ay wateen ciidamadaasi.

Dhinaca Kale ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xalay Weerar Xoogan Ku Qaadey Fariisin Ciidamada Kufaarta Afrikaanta ay ka sameysteen Duleedka Degmada Baraawe.

Mujaahidiinta Ayaa Fariisimaha Cadowga La Bar Tilmaameedsadey Hubka Noocyadiisa Kala Duwan Waxaana Suurta Gal ah in Uu Jiro Khasaaro shisheeyaha soo  Gaaray,fariisinka la weeraray ayaa ku yaalla Afafka hore Ee Degmada Baraawe.

Habeen hore ayey Aheyd Markii Cutubyo Mujaahidiinta Ka tirsan Dagaal Khasaair Baaxadleh Murtadiintu Ka Soo Gaarey ay Ku Qaadeen Degmada Afgooye ee gobalka Sh/hoose.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Faahfaahin Laga Helayo Dagaalkii Degmada Afgooye.
Next: Askar Jabuutiyaan Ah Oo Lagu Weeraray Gobalka Hiiraan.

Related Stories

Farmaajo Oo Kooxda Gurguurte Ku Eedeeyey maandooriyeyaal Ay Soo Geliyeen Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Farmaajo Oo Kooxda Gurguurte Ku Eedeeyey maandooriyeyaal Ay Soo Geliyeen Somalia.

November 23, 2025
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-06-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-06-1447 Hijri.

November 23, 2025
Gurguurte Oo Weji-gabax Kala Kulmay Arday Soomaaliyeed Oo Uu Kula Hadlayay Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Gurguurte Oo Weji-gabax Kala Kulmay Arday Soomaaliyeed Oo Uu Kula Hadlayay Muqdisho.

November 23, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 40 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 40 aad)

November 17, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 39 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 39 aad)

November 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 38 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 38 aad)

November 1, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 37 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 37 aad)

October 27, 2025

Sawirro

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada