Howlgal qorsheysan oo ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ka fuliyeen deegaanka Ceelasha biyaha ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho, ayaa lagu beegsaday goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka sirdoonka Riddada.
Dhimashadu waa hal askari oo murtad ah, dhaawacana waa laba kale, qaniimaduna waa hal qori iyo laba boosh.
Sidoo kale, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidanka Kuffaarta Kenya ee deegaanka Hoosingow ee wilaayada Jubbada hoose.