Ciidamada guutada iqtiyaalaadka mujaahidiinta ee ka howlgala magaalada Muqdisho, waxay saacadihii lasoo dhaafay fuliyeen howlgal gaar ah, kaasi oo lagu dilay askari murtad ah oo ka tirsanaa maleeshiyaadka sirdoonka kooxda Riddada ee NISA loogu yeero.
Howlgalka ayaa si gaar ah kaga dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho waxayna ciidamada mujaahidiintu ku khaarajiyeen murtad lagu magacaabi jiray “Biibaaye” oo ahaa askari dharcad ah, kaasi oo ka tirsanaa sirdoonka Riddada.
Howlgalkan gaarka ah ayaa qayb ka ah weerarada ciidanka mujaahidiinta ee madaxyada looga gurayo saraakiisha iyo madaxda sirdoonka Riddada, kuwaas oo dhibaatooyin xooggan ku haya dadka shacabka ah ee ku dhaqan magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda.