Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey weerar culus ku qaadeen saldhigyo askarta dowladda federaalka ay ka sameysteen degmada Afgooye ee Wilaayada Shabeelada hoose.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa cagta mariyay oo si buuxda ula wareegay Labo xero oo maleeshiyaatka dowladda federaalka ay ku leeyihiin degmada Afgooye.
Mujaahidiinta ayaa Labadan xero ku dilay askar fara badan oo kooxda Ridada ah waxeyna nolasha ku qabteen hal askari oo ka tirsan maleeshiyaatka dowladda federaalka.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa weerarkan culus kusoo ganiimeystay gaari nooca Raaxada ah, Saddex qori AK47 ah iyo rasaas fara badan.
Weerarkan ayaa kusoo aadaya xilli saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiinta ay weerar culus kula wareegeen gacan ku heynta deegaanka Xaaji Cali ee Wilaayada Shabeelada dhexe kaasi oo ay ku dileen saraakiil iyo askar fara badan oo ka tirsan dowladda Ridada federaalka.
Calamada.com